Sonam Kapoor Iyo Labiskeedi Labaad Xaflada Cannes Iyo Xiligii Ay Isku Diyaarineysay Soo Galootiga Goobta (+Saawiro)

Sonam Kapoor Ahuja ayaa shalay ku dul socotay markale rooga casaanka ah ee Cannes ayadoo labis nooc kale ah goobta la timid sido kalena aad loogu amaanay labiskeeda.

Mrs Ahuja kahor inta aysan gudaha ama goobta rooga aysan tagin waxaa laga qabtay sawiro kuwaaso ay qaabkii ay isugu diyaarineysa soo galootiga goobta iyo labiskii ay goobta la tageysayba.

Fadlan Nala Daawo Sonam iyo Labiskeda Ay Dadka Indhahooda Kusoo Jiidatay:

DdQDR4wWAAAGkoW

DdQIamdUQAAvfAX

DdQK1HBUwAAuvn4