Home » Nolosha Jilaayaasha » Sonam Kapoor”Doorkeyga Filmka Pad Man Waa La Faaf Reebay Oo La Yareyay”

Sonam Kapoor”Doorkeyga Filmka Pad Man Waa La Faaf Reebay Oo La Yareyay”

Sonam Kapoor waxay qeyb katahay ama wax ka jishay filmka Padman kaaso tiyaatarada saaran waxayna filmkaan ku leedahay door caawiye ah halka Akshay Kumar iyo Radhika Apte hogaamiye ka yihiin.

Sonam ayaa saxaafada la falgashay xili ay ka qeyb galeesay xaflada Fashion ah waxaana wareegsan lagu weydiyay xidigtaan waxyaabo badan ayado sheegtay xitaa in filmka Pad Man doorkii ay ku laheed muuqalo badan laga jaray.

“Doorkeyga filmka in badan wuu weynaa balse waala tifatiray ayadoo muuqalo badan laga jaray sababto ah waxaa sidaa loo sameyay si filmka u yaraado hadii kale film dhirir badan oo lagu caajiso ayuu noqon lahaa waxaana sidaa la sameyay maalinti udambeysay ee shaqada Filmka Padman.”

Sonam ayaa sidaa saxaafada u sheegtay sido kale filmka Padman ma ahan film hindiya oo dhan laga soo dhaweyay waana mashruuc ganacsi dhex dhexaad ha sameynaya mana u muuqdo inuu Hit dhamestiran noqon doono.