Soo jiidasho badanaa atariishada Kiara Advani oo uu Bollywoodka u shidanyahay iyo sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay

0
652

Atariishada Kiara Advani baryahaan dambe calankeeda ayaa babanayo kadib guulihii waaweynaa ee ay filimadeeda gaareen haba ugu horeeyo filimka Kabir Singh misna Blockbusterka noqday.

Sidoo kale atariishadaan sanadkii hore waxaa usoo baxay filimka Good Newwz oo uu Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay asigoona Super Hit Box Officeka ka noqday.

Kiara Advani ayaa leh muuqaal soo jiidasho leh iyo hab jiliin aad loola dhacay taasoona keentay in soo saarayaasha filimada tartan u kala galaan ayada si mid walba filimkiisa uga dhiibto.

Hadaba halkaan hoose ka arag sawiradii ugu dambeeyay ee atariishadaan laga soo bandhigay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here