soo jiidasho badanaa fanaanada Card B oo muuqaal cajiib ah lasoo baxday. Sawiro.

0
3902

Cardi B waa fanaanad da’yar misna 26 jir u dhalatay wadanka Mareykan sidoo kalana jamaahiir badan kuleh daafaha caalamka.

Fanaanadaan taageerayaasheeda kaliya kuma soo jiidanin codkeeda sidoo kalana waxay leedahay muuqaal iyo qaab dhismeed soo jiidasho leh.

Cardi B ayaa 30kii bishii hore oo ku beegneyd shalay lagu arkay magaalada Paris iyadoo kasoo baxeyso maqaayada Cesar Restaurant waxaana saxaafada aad usoo jiitay qaab labiskeeda aan indhaha laga qarsan Karin iyadoona siweyn loogu amaanay sidoo kalana sawiro laga qaaday.

Hadaba halkaan kaga bogo sawirada laga soo bandhigay fanaanadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here