Soo jiidasho badanaa Sunny Leone oo xanibaada Corona kaga faa’ideysatay in sawiradaan la wadaagto jamaahiirteeda.

0
717

Tan iyo sidii uu Corona Virus u faafay waxaa hakad galay dhamaan howlihii fanka iyo jiliinka la xiriiray waxaana waqti helay jilayaasha filimada kuwaasoo markii hore waqtigooda jaam iyo ciriiri ahaa.

Hadaba atariishada Sunny Leone oo ka faa’ideysaneyso waqtiga ay heshay ayaa sawiro cajiib ah soo dhigtay barteeda Instagramka kuwaasoo jamaahiirteeda siweyn uga heleen halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here