Sridevi Waxaa Dilay Oo Si Qorsheesn U Dilay Gangster-ka Weyn Ee Dawood Ibrahim!!

Dawood Ibrahim waa Gangster weyn oo ka dambeyay qaraxyadii ka dhacay mumbai sanadii 1993 in badana lagu eedeyn jiray sharcigana baadi goob weyn ugu jiray mudo dheer.

Dawood sido kale waa ninka iska leh Hotel-k Sridevi ku geeriyotay ee ku yaala Dubai waxaana ninkaan burcadka hader lagu eedeynayaa inuu ka dambeyo geerida Sridevi oo uu qaab qorsho  ah u dilay atirishadan.

Warark ugu dambeya waxay sheegayan in sargaal hore ee dambi baarista ciidan Police- katirsanaa si qaas ah magaalka Delhi ayaa u kacay siduu Sridevi xaqeeda ugu dhicin lahaa waxuuna faro galiyay cadeemaha maxkamada Dubai soo gudbisay sidaan horey idiin kula wadaagnayba.

Venu Bushan oo ah sargaalka hore ciidamad Police-ka waxuu booqday Hotel-ka waxaa loo diiday in uu wareysi la yeeshto shaaqaalaha Hotel-ka waxaa kaloo loo diiday inuu soo booqdo qolkii Sridevi degeneed iyo waliba suuliga ama musqusha ay ku nafbaxday.

Dawood Ibrahim ayaa ku lug leh dilka Sridevi misne si qorsheesan u dilay atirishadan waa sida uu Bhusan ku andacoonayo waliba waxuu ku dhaartay oo uu balan qaaday inuu dacwad ka gudbin doono burcadkaan.

Bhushan hader waxuu diyaarinayaa warqadihii dacwada iyo inuu maxkamada sare ee India ka dacweyo wax walbo oo cadeyn ahna halkaas hor keeno iyo inuu Dawood dilay Sridevi.