Bollywood King Khan Aka Shah Rukhan 28-sano qurux badan ayuu fanka Hindiya ku qaadanayaa sidoo kalena intii u dhaxeesay 2000 ilaa 2009 isaga kaligiis ayaa hogaamiye ka ahaa Bollywood-ka waxaa intaas u dheer mudada uu fanka ku jiro marnaba hoos u dhac weyn ma uusan la kulmin waa Superstar awoodiisa marnaba is dhimin oo guusha u saaxiib ah. Haddaba waxaan idiin heynaa 5-sano kasto SRK aflaanta HIT dhameestiran u noqdeen kuna xeen daaban waayihiisa fanka Hindiya:

1992 – 1996 (5-sano ugu horeesay waayihii fanka)

1. Dilwale Dulhania Le Jayenge – All Time Blockbuster

2. Karan Arjun – Blockbuster

3. Darr – Blockbuster

4. Baazigar – Blockbuster

5. Deewana – Super Hit

6. Ram Jaane – Hit

1997 – 2001:

1. Kuch Kuch Hota Hai – All Time Blockbuster

2. Kabhi Khushi Kabhie Gham – Blockbuster

3. Dil To Pagal Hai – Blockbuster

4. Mohabbatein – Blockbuster

5. Pardes – Super Hit

6. Yes Boss – Hit

2002 – 2006:

1. Veer Zaara – Super Hit

2. Devdas – Hit

3. Don The Chase Begins Again – Hit

4. Kal Ho Naa Ho – Hit

5. Main Hoon Na – Hit

​6. Chalte Chalte – Hit

2007 – 2011:

1. Om Shanti Om – Blockbuster

2. Rab Ne Bana Di Jodi – Blockbuster

3. Chak De India – Super Hit

4. Ra. One – Hit

5. Don 2 – Hit

6. My Name Is Khan – Hit

2012 – 2016:

1. Chennai Express – Blockbuster

2. Happy New Year – Super Hit

3. Jab Tak Hai Jaan – Hit

2017 – 2022: ?

Sida xogta sare ka muuqato SRK 5-sano ugu wanaagsan waayihiisa fanka waa intii u dhaxeesay 1997 ilaa 2001 asigoo sameeyay 6-filim HIT dhameestiran noqdeen oo afar ka mid ah Blockbusters yihiin. Sidoo kalena King Khan iskoorkiisa waa cajiib waayo sedex 5-sano kala duwan oo xariir ah ayuu sameeyay in 5-sano kasto uu la imaanayay 6-filim HIT dhameestiran noqonayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here