Atiriishada caanka ah Katrina Kaif ayaa markaan diyaar u ah inee noqoto askariyad waxayna dib u sameyn doontaa Filimka Korean-ka ah ee Mss And Mrs Cops waana madhruuc dagaal iyo shactiro isku dhexjiro ah.

Wali si rasmi ah looma shaacinin balse waxaa la sheegay in Filimkaan isagoo Bollywood ah ay maalgalij doonaan Shah Rukh Khan iyo Director Anand L Rai halka Katrina Kaif hogaamiye ka noqon doonto.

Xidigahan seddexda ah waxay sanadkii hore ku midoweyn Filimka Zero ee guuldarada ku habsatay kaaso Anand L Rai u sameeyay SRK iyo Katrina Kaif-ba markale ayee Kaif la shaqeyn doontaa labadaan nin waa hadii warkaan shaaca laga qaado ama lagu dhawaaqo.

Sheekada Filimka waxay ku xeen daabantahau labo dumar oo askariyaal ah ciidanka ku biirayaan waana sheeko shactiro iyo dagaal leh walina lama oga Jilayaasha Katrina la jilo doonaan waxaa la sugayaa warbixinooyin dhameestiran oo mashruucan kusaabsan…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here