Shaqsi walba oo nolosha heer ka gaaray maanta noloshiisa marxalado adag ayuu soo maray qaladaad haka dhaceen ama yeesan kadhicin waxaa qasab ah dunida maanta aan joogno in xan walba kagaa qoro hadaa caan tahay.

Casrigan oo ah casrigii qorista waxaad akhrisaa maalin walba dhacdo kaa yaabisa bal kawaran akhristo Shah Rukh Khan oo ah atoore darajada Boqorka Bollywood-ka heer la dhaho gaaray inuu xiriir hoose qarsoodi ah la sameeyay Filimsameye Karan Johar.

3 of SRK’s most sensationalised extramarital affairs!

Waa hadal maskaxda qofka ka guuxaya anaga Filimside ahaan idin ma dhaheyno hadalkaan waa xaqiiq ileen majirto shabakad ilaa hada waa xaqiiq dhahdau balse waa mid kamid ah xanta ugu weyn ee jilaagan noloshiisa laga qoray qofkii rabaana Google-ka wuu ka akhrisan karaa wararkaan xanta ah.

Khan bilawgii 90-maadkii ayuu xaasle noqday balse intuu fanka ku guda jiray waxaa lagu xantay seddex qof inuu xiriir qarsoodi la lahaa mid kamid ah seddexdaas qof waa Karan Johar oo aad wada taqaanan hoos kaga bogo sheekadan oo faah faahsan.

Shah Rukh Khan iyo Juhi Chawla: in ka badan 10 Filim ayee iskala soo muuqdeen oo ay kamid yihiin Filimo ay hogaamiyaal ka ahaayen sida Darr, Yes Boss, Raju Bangaya Gentleman, Duplicate iyo kuwa kale badan, 90-maadkii mar ayaa xidigahan la isku xaman jiray in xiriir qarsoodi lahaayen waana kahor inta aan Juhi la guursanin SRK na xaasle ayuu ahaa balse labadoodaba siiba Juhi si cad ayee u beenisay warkaas waxayna sheegtay in Khan yahay saaxiibadeeda midka ugu wanaagsan.

3 of SRK’s most sensationalised extramarital affairs!

Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra: Markee Don 2 sameynayeen xidigahan aad ayee isugu so dhowaadeen waxuuna Khan qarash gareeye walba xujo kaga dhigi jiray haduu Filim u sameynaayo in Priyanka atiriisho kowaad ka noqoto Filimkaas, aqalkiisa Mannat ayuu marwalba ku casuumi jiray xaaskiisa Gauri markii hore shaki kuma jirin.

3 of SRK’s most sensationalised extramarital affairs!

Balse markii dambe wey fahantay xiriirka ka dhaxeeyo waxayna SRK ku amartay inuu si deg deg ah nolosha PeeCee kaga baxo xitaa waligiis dambe la shaqeynin hadii kale ay iyada ka tagi doonto hadaba SRK oo ku qasbana inuu ilaalsado reerkiisa ayaa iska dhaafay Priyanka oodhan ilaa maantadana ma wada shaqeyaan.

Shah Rukh Khan Iyo Karan Johar: sida guud Karan Johar waxaa lagu xantaa inuu yahay “Gay” ama laga roone ama qaniis sidaa u taqaano afka soonaaliga sidaa doonto u fasiro waxaa la sheegay in SRK iyo isaga xiriir ka dhaxeyeen waliba Karan ayaa jeclaaday SRK saaxiibna ka dhigtay waligeed SRK arinkaan kama uusan hadlin marwalba waxaa la isku arki jiray labadooda oo si lamaane oo kale u wada dhaqmayaan.

3 of SRK’s most sensationalised extramarital affairs!

Karan mar wax laga weydiiyay wuu inkiray waxuuna sheegay inee saaxiibo caadi yihiin isaga inuu Gay yahay iyo inkale wali afkiisa kama uusan shaacinin balse 2017 si uu xantaan usoo afjaro waxuu ku dhawaaqay in mataane loo dhalay qaab bacramin ah waligiisna ma uusan guursanin.

Filimadee isla sameyeen waxaa kamid ah Dilwale Dulhania Le Jayenge, Kuch Kuch Hota Hai, My Name Is Khan, K3G iyo kuwa kale.

Dhamaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here