Heeska waxaa lagu magacaaba “Mere Mehbooba” waxayna kujirtaa Filimkii caanka ahaa ee Pardes sido kalena Super Hit-ka weyn noqday inaba caadi ma ahan heeskan waa mida ugu wanaagsan Filimka oodhan.

Kumar Sanu iyo Alka Yagnik ayaa ku luuqeynayaan codadka halka Shah Rukh Khan iyo Mahima Chaudhary ay jilayaan Music-dana waxaa u sameeyay Nadeem.Shravan waana hees caan ah.

VIDEO-ga hoose ka daawo heeska oo turjuman waxuuna si toos ah kuu geynaa kanaalkeena Filimside Media oo aad marwalba ka heli kartp barnaamijyo kuxiiso galiyaan Subscribe inoo saar si macluumaad walba aad deg deg ugu hesho.

Waxaad soo dalban kartaa heeska aad jeclaan laheed inaan sidaas oo kale usoo turjumno hadii aad nidaamka turjumida heeskan ka heshay Comments ahaan hoos inoogu reeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here