dhacdooyinka qaar kuwa abuura muran iyo dood fara badan kaaso in badan si weyn loo hadal-haayo laakiin saxaafadaha caalamka waa ay kala duwan yihiin sida saxaafada dalka india kuwaaso aad u jecel inay qoraan wararka xanta ah oo si weyn ay u buun-buuniyaan laakiin xariirada qarsoon markii banaanka usoo baxaan waa kuwa dadka si weyn kaga yaabiya maadaama aan hore loo ogayn arrintaas waxaan maanta ku hayaa sawiro aadan hore u arkin laakiin Abuurayn hadal-hayn balaaran

aditya chopra Iyo rani mukerji oo markii ugu horeesay la arkay iyagoo wadajir ah

kani waa sawirka ugu horeeyay ee laga qabto salman khan iyo aishwarya rai

ka dib muddo waxaa la arkay sunny doel oo gacmaha haysta dimple kapadia iyagoo duqoobayn

hrithik roshan oo ku dhagan kangana ranaut taaso bur-bur u keentay qoyskiisa

ranbir kapoor iyo katrina kaif oo markii ugu horeesay dalxiis wada aadayn iyagoo wadajir ah

ranbir kapoor oo sigaar la cabaya gabadha si weyn loogu xamanaayay mahira

shah rukh khan oo dhunkanaayo priyanka chopra

uday chopra oo xeebta goa waqti wacan kula qaadanaayay gabadha lagu xamanaayay inuu jaceyl kala dhaxeeyo ee nargis fakhri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here