Waxaan idiin la wadaagnay macluumaad badan oo ku saabsan nolosha xidiga caanka ah Shah Rukh Khan kaado 54 jir noqday maalintii shalay ahed ilaa hadana warar ayaa laga qorayaa jilaagan tirona maleh 2-dii maalmood u dambeysay maqaalada laga qoray.

Hadaba waxaa lasoo helay sawiro laga qabtay jilaagan dabaqa sare aqalkiisa Mannat ka salaamaya dhamaan taageerayaashiisa kusoo booqdeen banaanka gurigiisa waana xili saq dhexe habeenimo ah.

Waxay ahed habeen hore maadama shalay ku beegned 2 Nov taageerayaal fara badan ayaaba si hormaris ah habeenimo ugu imaadeen waxaana xusid mudan qaarkood inee safar usoo galeen oo diyaarad, tareen iyo bas kukala imaaden si atooraha ay taageeran ugu hambalyeyan munaasabada dhalashadiisa una arkaan waji ka waji ayee sidaa u yeeleen.

SRK waxuu dhashtay shalay oo kale 2 Nov 1965 waxuuna noqday 54 jir bal nala daawo sawirada laga soo qabtay xidigaan habeen hore saq dhexe habeenimo ah…

Happy Birthday Shah Rukh Khan: SRK greets fans as they throng Mannat like every year — view pics

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here