Atooraha la amaano Manoj Bajpayee aya aaminsan in Bollywood Badshah SRK leeyahay heybad ugaar ah iyo awood balaaran, lakinse Manoj uusan lehen.
“Xidigaha sida SRK awood ayey kuleeyihin wadanka. Aragtidisa kaliya ayey bulshada kuriyaaqan. Waxan marwalbo isweydiiya sida ey kudhacdo. Lama sameyni karo waa inad kudhalato ama aadan lahen.”

“Hadi aan istago garonka diyaradaha dadka iskuma dhaxyacayan, lakinse SRK hadu istago dadka wa ey walanayan sawabto ah heybad ayu leyahay oo an aniga lehen. ” ayu yiri atooraha.

“Waxan aniga leeyahay awooda jilida iyo soosarka bandhig fican. Midasi ayey dadka iga filanayan anigane waxan Ku dadaala inan bandhig fican marwalbo sameeyo.” Ayu hadalkisa kudarey Manoj.

“Waqtigan qoraaga, Director, Producer iyo jilaaba, dumarka waxey leeyihin tayo lagarab dhigi karo raga. Waxey qeeb muhim ah kamatalan bulshada. Sida waagi hore ma ahan. Dumarka fursad fican maheysan jirin lakinse sanadkan Director walbo waxu raba inu lashaqeyo sheeko gaar ah.”ayu yiri Manoj.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here