Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 1998 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Codsi Aqristayaal: Madaama aan bilaawnay maqaal aan ku ogaaneyno awooda atoorayaasha Bollywood-ka sida ay ahayd 28-sano ka hor joogtana aan ka dhignay, saaxiibo badan oo nagu xiran ayaa naga codsadeen awooda atirishooyinka Bollywood-ka inaan soo qaadano sida ay ahayd laga soo bilaabo 1990 ilaa haatan.

Sidaa darteed aqristayaasheena qiimaha badan ayaan codsigooda u tixgalineynaa waxaana ka dhigi doonaa joogto soo bandhigida awooda atirishooyinka Bollywood-ka sida ay ahayd 1990 ilaa 2017 aan kasoo gaarno:

Sanadii 1998 Iyo 3-Atirisho Ugu Awooda Badneyd Bollywood-ka:

1. Karisma Kapoor: Filim Hit dhameestiran noqday ma aysan sameynin 1998, laakiin awoodeedii Star Power ahaan lama gaarain, dhibcaha ay heesatay awood ahaan 630-dhibcood.

2. Kajol: Filimada Bigs Hits-ka noqdeen ay sameesay 1998 waxaa ka mid ahaayeen Kuch Kuch Hota Hai,  Pyaar To Hona Hi Tha,  Pyaar Kiya To Darna Kya, dhibcaha ay heesatay awood ahaan 620-dhibcood.

3. Rani Mukerji: aqoonsi caalami ah ayay heshay waxayna sameesay filimadadii Kuch Kuch Hota Hai, Ghulam ee Big Hits noqdeen, dhibcaha ay heesatay awood ahaan 520-dhibcood.

Sharaxaad Guud Bollywood-ka Wixii Ka Dhacay 1998:

Karisma Kapoor filim Hit noqday lama aysan imaanin 1998 madaama sanadkaas oo dhan aysan wax filim ah la imaanin laakiin awooda fanka iyada ayaa weli kaalinta kowaad ku jirtay ayadoo dhibco badan horey u aruursatay.

Kajol 1998 siweyn ayay awood ahaan usoo talaabsatay madaama Kuch Kuch Hota Hai,  Pyaar To Hona Hi Tha,  Pyaar Kiya To Darna Kya Big Hits noqdeen taasina waxay sababtay in kaliya 5-dhibcood awood ahaan ay ka hooseesay Karisma Kapoor sidoo kalena loolanka hogaanka Bollywood-ka mid kulul noqdo.

Rani Mukerji ayaa awooda sedexaad Bollywood-ka si rasmi ah u noqotay ayadoo aqoonsi lixaad leh ku heshay labadii filim ee Big Hits weyn noqdeen Kuch Kuch Hota Hai, Ghulam.

La Soco 3-Atirisho Bollywood-ka Ugu Awood Badnaayeen Star Power Ahaan 1999 Iyo Wixii Dhacay Xiligaas

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1990 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1991 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1992 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1993 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1994 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1995 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1996 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1997 Fadlan RIIX HALKAAN