Home » Box Office » Star Power-kii Bilawgii Qarnigaan: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 2004 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Star Power-kii Bilawgii Qarnigaan: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 2004 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Hordhac:

Waxaan soo idleenay ka hadlida 10-kii sano (1990 ilaa 1999) Star Power-ka ay lahaan jireen atirishooyinka Bollywood-ka ayadoo aan sanad sanad kaga soo hadalnay kadibna aan kusoo gaba gabeenay maqaal aan kusoo bandhigtay sida atirishooyinka u kala awood badnaayeen.

Haddaba waxaan amba qaadi doonaa bilawgii qarnigaan iyo 10-kii sano ee ugu horeesay (2000 ilaa 2009) sida awooda atirishooyinka Bollywood-ka ahayd iyo sanad walbo sedexda hogaanka fanka u heesay.

Sanadii 2004 Iyo 3-Atirisho Ugu Awooda Badneyd Bollywood-ka:

1. Aishwarya RaiWax filim HIT weyn noqday ma aysan sameynin sanadii 2004 waxayna awood ahaan ku hogaaamineesay inay heesatay 605-dhibcood.

2. Preity Zinta: Filimada BIG HIT noqdeen sanadii 2004 ay heesatay Veer Zaara sidoo kalena waxay heesatay dhibco ahaan 575-dhibcood.

3. Rani Mukherji: Filimada HIT dhameestiran u noqdeen sanadii 2004 Veer Zaara,  Hum Tum waxayna heesatay dhibco ahaan 545-dhibcood.

Sharaxaad Guud Bollywood-ka Wixii Ka Dhacay 2004:

Aishwarya Rai sanadkii sedexafaraad aad oo xariir ah ayay Bollywood-ka hogaanka u heesay inkastoo sanadii 2004 filim HIT dhameestiran aysan la imaanin hadana filimkii Khakee ayaa u guuleestay, balse dhibco ahaan waxaa kusoo dhawaaneesay Preity Zinta.

Preity Zinta Filimkii Veer Zaara oo Super HIT noqday ayay awoodeeda sare ugu sii qaaday mana lala tartami karin sanadkaas.

Rani Mukherjee sare u kaceedii ayay sii wadatay waxayna soo gaartay kaalinta 3-aad awood ahaan madaama Veer Zaara, Hum Tum HIT dhameestiran u noqdeen.

Kareena Kapoor xidigan booska afaraad ayay u dhacday sanadii 2004 waxaana HIT dhameestiran u noqday filimkii Hulchul ayadoo dhibco ahaan heesatay 535-dhibcood.

Priyanka Chopra sanadkii labaad oo xariir ah ayay filim HIT noqday la timid waana Mujhse Shaadi Karogi sidoo kalena waxay ku jirtay booska 5-aad awood ahaan ayadoo heesatay 510-dhibcood.

Kajol sanadii 2004 wax filim ah ma aysan keenin balse dhibcaheeda hoos ayay u dhaceen waxayna heesatay 425-dhibcood waxayna ku jirtay kaalinta 6-aad awood ahaan

Karisma Kapoor sanadii 2004 wax filim ah ma aysan keenin balse dhibcaheeda hoos ayay u dhaceen waxayna heesatay 415-dhibcood.

La Soco 3-Atirisho Bollywood-ka Ugu Awood Badnaayeen Star Power Ahaan 2005 Iyo Wixii Dhacay Xiligaas.

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1990 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1991 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1992 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1993 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1994 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1995 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1996 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1997 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1998 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 1999 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii aadan Aqrisanin Maqaalkii aan awooda atirishooyinka 19990 ilaa 1999 kusoo gaba gabeenay fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 2000 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 2001 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 2002 Fadlan RIIX HALKAAN

Haddii Aadan Aqrisanin Sedexdii Atirisho Ugu Awooda Badneyd 2003 Fadlan RIIX HALKAAN

2 Responses to Star Power-kii Bilawgii Qarnigaan: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 2004 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

  1. Farhiya

    September 12, 2018 at 1:46 am

    3 rani Mukherjee hum tum iyo veer Zara kareena maha, magaca saxa filimside

  2. kcc

    September 12, 2018 at 7:28 pm

    aish maxay ku qaadaty dhibcaha