Home » . » Star Screen Awards 2018: Salman Khan, Madhuri Dixit, Varun Dhawan Iyo Jilaayasha Shidan Ee Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Star Screen Awards 2018: Salman Khan, Madhuri Dixit, Varun Dhawan Iyo Jilaayasha Shidan Ee Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Waxaa gabo gabo ku dhow xaflada Star Screen Awards 2018 waana markiisa 23 oo la qabanaayo xafladaan markiisa ugu horeysay waxaa la qabtay 1995.

Haddaba xaflada caawo looma kala harin waxaana ka qeyb galeen qaar ka mid jilaayaasha ugu caansan bollywood-ka waxaa xaflada xiriiriye ka ahaa Varun, Salman, iyo Bhumi Pednekar.

Waxaa idin heynaa sawiro qaar ka mid jilaayaasha bollywood-ka oo labis shidan usoo qaatay Star Screen Awards 2018 fadlan hoos ka daawo sawirada.

20171203181845_IMG_1446

20171203182740_IMG_1519

20171203191218_IMG_1722

20171203192746_IMG_1816

20171203192850_IMG_1835

20171203193120_IMG_1879

20171203193720_IMG_1905

20171203200942_IMG_2173

20171203205315_IMG_2445

20171203205632_IMG_2512

20171203211428_IMG_2572

20171203211602_IMG_2609

20171203211959_IMG_2688

20171203214838_IMG_2719

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *