Filimka Street Dancer 3 ayaa keenay todobaadkiisa kowaad 52.50 Crore waana ganacsi gaabis ah misane hooseya waxaana loogu talo galay in seddexdiisa maalmood ugu horeysay 50 Crore keeno.

Sida guud Filimada Dance-ga ah waa halis maadama 50% kaliya ay damaanad qaadi karaan inee ganacsi ka sameeyn karaan suuqyada Filimada Hindiga halka qeybaha kale loolan adag kala kulmaan maadama aan laga xiiseynin fariimahaas sida oga gadmaana ay adagtahay.

ABCD2 ganacsiga wacan uu sameeyay waxaa ka caawiyay Mumbai, koonfur iyo Bengal ayuu aad ugi xoogana sido kale ABCD 1 inuu bad baado waxaa ugu wacnaa lacago yar ayaa lagu qarash gareeyay iyo Maharashtra oo uu kuwacnaa.

Laakiin Street Dancer 3 meel walba Tanhaji ayaa ka hareereyeeyay hadii uu ganacsi fiican sameeyn lahaa xitaa iyo fariintiisa oo aan lasoo wada dhaweynin jimcadiisa labaad oo maanta ah ayuu si weyn hoos ugu sii dhici doonaa oo todobaadka kowaad waa laga daran yahay.

Todobaadkiisa kowaad waxuu keenay mashruucan 52.50 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here