Home » Nolosha Jilaayaasha » Stylish Star Allu Arjun Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taagero Wax Badan Ka Ogow!!

Stylish Star Allu Arjun Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taagero Wax Badan Ka Ogow!!

Super Star Allu Arjun sido kalena loogu yeero magacyada Bunny ama Stylish Star waa mid kamid ah Super Stars-ka ugu caansan koonfur India kaasi oo ka xamaashta Telugu Industry.

Hadaba xidigaan qaab jiliinka cajiibka ah leh waxaan idiin kaga heynaa xidigaha uu taageraha u yahay iyo filmka uu aadka uxiiseyo daawashadisa.

Allu Arjun waxuu taagero rasmi ah u yahay adeerkisa laxmiga ah Chiranjeevi kaaso ah Mega Star-ka ugu weyn Telugu taariikh ahaan.

Sido kale dhanka atirishooyinka waxuu ka taagera atirishada Bollywoodka Rani Mukerji taaso ah atirishad kowaad ee caalamka oodhan uu ka taagero.

Ugu Dambeyn Allu Arjun filmka uu ugu jecelyahay daawashadiisa misane uusan ka dhargeynin waa filmka Indra ee uu hogaamiye ka ahaa Mega Star Chiranjeevi.

Yaad Jeclaan Lahed Inaad Ogaato Atoore Ama Atirisho Xidigaha Ay Taageraha U Yihiin?

8 Responses to Stylish Star Allu Arjun Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taagero Wax Badan Ka Ogow!!

  1. Xaniif

    January 12, 2018 at 11:20 pm

    Pretty Ayaan jeclahay Inaan Ogaado Atariishada Ama Atooraha Ay Taageero U Tahay iyo filmka Ay Jeceshahy

  2. ramos

    January 13, 2018 at 4:08 am

    prabhas iyo shurati hassan

  3. sdad

    January 13, 2018 at 4:34 am

    aamir khan ya ka tagera atirishoyinka bollywood

  4. sdad

    January 13, 2018 at 4:36 am

    aishwarya ma tagerta aamir khan ama inay filin la keento

  5. sdad

    January 13, 2018 at 4:38 am

    Sunny Leone yay tagerta

  6. Kakaons

    January 13, 2018 at 2:05 pm

    Jr ntr ayaan jeclaan lahaaa

  7. shah rukh khan

    January 13, 2018 at 10:59 pm

    plz plz plz plz plz plz .waxaan codsanayaa in aad noo soo gudbisaan aktarada jecel filimka ddlg ee sharukhan plz laba goor oo horana waa iniga cod saday

    • Ali Aadan

      January 14, 2018 at 12:21 pm

      walalken xogtaas ah xidigaha DDLJ jecel ma helo karno wey nagu adagtahay inaan hal meel isugu keeno guud ahaan xidigaha DDLJ jecel