Suhana Khan Iyo Saaxiibkeda Cusub Sawirkii Laga Qabtay Oo Internet-ka Gil Gilaay SRK Maxuu Dhihi Doona!!

Shah Rukh Khan gabadha quruxda badan ee uu dhalay Suhana Khan waa mid kamid ah saxaafada dhalinta ay xiiseyaan kuwaaso ay dhaleen xidigaha caanka ah.

Suhana waxa laga soo qabtay sawir ay la gashay nin aan lagaraneenin balse lagu sheegay inuu yahay xariif reer London ah misane iskuulka halkaas ku yaala ay wax iskula bartaan.

Sawirkii laga qabtay waxuu ku faafay Internet-ka ayadoo hader la isla dhexmaraayo xan cusub kuna aadan xiriir inee la leedahay Suhana wiilkan waliba aydoo aad u yar balse sida guud waa saaxiibkeda qaaska ah.

SRK oo ah aabaha dhalay gabadhaan maxuu ka dhihi doona arinkaan waa qasab saxaafada waxbee ka weydiin doonan xili ay fursad ku helaan oo ay wareysanayaan….