Home » Nolosha Jilaayaasha » Suhana Khan, Janhvi Kapoor, Ishaan Khatter, Sara Ali Khan Iyo Kuwa Kale Keeba Noqon Doona Xidiga 2018 (+Sawiro)

Suhana Khan, Janhvi Kapoor, Ishaan Khatter, Sara Ali Khan Iyo Kuwa Kale Keeba Noqon Doona Xidiga 2018 (+Sawiro)

Bollywoodka sanad walba jiil cusub ayaa kusoo biiraan sidaa awged Bollywoodka waxaa utaalo inee sodhaweyaan jiilka cusub ee sanadka dambe soo galayaan Bollywoodka.

Sridevi gabdhaheeda Jhanvi iyo Khushi waxay noqdeen gabdho caan ah kadib markii hooyadood ay meel walba u raacan bilaaweyn waxaana xusid mudan in Jhanvi usoo bixi doono filimkee Bollywoodka kusoo gali lahed.

Sido kale caruurtaan ay dhaleen xidigaha Bollywoodka inta badan waxaa daba taagan kuwa sawir qaadayasha ah waxayna sawiro kaga soo qabtaan goobaha ay kusuganyihiin had iyo jeerba sida xafladaha goobaha qoobka cayaarka lagu barto amaba meelaha jirka lagu dhisto.

Sidaa awged waxaa la isku barbardhigaa caruurta ay dhaleen xidigaha caanka ah midka sanadka xiga 2018 noqon karo xidig amaba dadka soojiidan karo inkastoo qaar kamid ah caruurtaan mashaariicdooda lagu dhawaaqay hadana shaki la’aan kuwa aanan lagu dhawaaqin wey imaan doonaan uun xitaa sanadaha dambe.

Halkaan Hoose Ka Daawo Jiilka Cusub Ee Bollywoodka Sugayaan:

Jhanvi Kapoor:

Khushi Kapoor:

Sara Ali Khan:

Ibrahim Ali Khan:

Suhana Khan:

Aryan Khan:

Ananya Pandey (Chunky Pandey gabadhiisa)

Ishaan Khattar:

Navya Naveli Nanda(Shweta Bachchan Ayaa Dhashay)

Karan Deol:

 

Hadaba Yaa Ugu Shidan jiilka Cusub Amaba Aad Filimkooda Sugeysaa Ucodey…..

 

 

 

 

 

 

9 Responses to Suhana Khan, Janhvi Kapoor, Ishaan Khatter, Sara Ali Khan Iyo Kuwa Kale Keeba Noqon Doona Xidiga 2018 (+Sawiro)

  1. Wacan Abaheyd

    December 2, 2017 at 11:10 am

    Karan deol isaga idinma xisaabna miyaa?

    • Ali Aadan

      December 2, 2017 at 11:35 am

      waan kudarnay walal

  2. Abdirahman fan

    December 2, 2017 at 11:52 am

    sxp anga waxn ku sodari lahaa
    wiilk srk lkn gapdha wax
    jirto ma ahn qurux malhn
    iyo gapdh srdev quruxlye waye

  3. rudwaandxt

    December 2, 2017 at 12:54 pm

    waw srk laba ayuu wataa suhana iyo aryan

  4. Ayaan muuse

    December 2, 2017 at 4:36 pm

    Sara Ali khan iyo jnanvi kapoor labadaas baan sugaya

  5. Mataan Ciideed

    December 2, 2017 at 4:51 pm

    Waxan waa kangana waxay ka hadlaysay inay maanta bollywood kii reer noqday oo aan la qiimaynayn xirfad ama jilin waayo actor macneheediiba waa la ilaaway we magac baa lagu dhimanayaa, dad yagu 100% ka wanaagsanan lahaa oo aan kasoo jeedin reer bollywood ka tirsan fursad uuma helayaan in xitaa filin door yar laga siiyo kuwanina hogaamiyaal bay kanoqonayaan kuwii hore maba waxba lagama hayo bal eeg tusaale: Abishek,Tushaar,fardeen,uday chopra,sonam,sonakshi,shraddha,esha deol iyo qaar kalo badan hadani wali waxaad mooda inaan waxba laga baran bollowood atoorayaasha guusha waayn ka gaadhay dad dibada ka bay u badan yihiin sida: Srk,Akshay,Amitabh,Ajey,Madhuri,Juhi chawla,Priyanka,Deepika,Vidya balan lakin isqaraabaysi baa dilaya bal Hollywood iyo Bollywood isku eeg maanta halkay kala taaganyihiin waa nasiib daro

  6. Yaya

    December 2, 2017 at 6:07 pm

    Sxb Ali Gabadha lugu magacaabo sara ali kha saan wada ognahay waxaa aabo u ah Saif Ali Khan waa nin muslim ah Gabadhiisa Sara Diintee ayay haysata wll Hindu mise muslim sidoo kale hooyadedna diintee ayay haysata

    • Ali Aadan

      December 2, 2017 at 6:40 pm

      sxb Sara Ali Khan diinta Islamka ayee heesata sida la ogyahay sido kalena hooyaded Amrita Singh kahor inta aysan Saif guursanin ayeba Diinta Islaamka qaadatay

  7. Wacan Abaheyd

    December 3, 2017 at 2:19 am

    Thnx alii