Shah Rukh Khan gabadha quruxda badan ee uu dhalay Suhana Khan waa mid kamid ah saxaafada dhalinta ay xiiseyaan kuwaaso ay dhaleen xidigaha caanka ah

gabadhan ayaa sidoo kale waxaa ay si weyn u gil-gilaysaa baraha bulshada iyadoo mar walba soo dhigta sawiro shidan oo qurux badan waxaana midaas ay keentay in si weyn loogu mashquulo gabadhan

haddaba gabadhan ayaa dhawaanahan waxa ay isaga sugnayd dalka American gaar ahaan magaalada New York iyadoona laga soo bandhigay sawiro aan caadi ahayn kuwaaos maanta Suhana si weyn ay ugu qabsatay baraha bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here