Suhanna Khan Waa Soo Xidig Soo Ifaysa Bollywood-Ka Iyadoo La Sugi La Yahay Inay Kasoo Muuqato Bollywood Ka Iyadoo Lagu Soo Banshigay Vogue Awards Suhanna Ayaa Lagu Sawiray 

Iyadoo Ay Ka Muuqato Bilic Iyo Fur-Furnaan Suhanna Aya Bixisay Wareysi Iyadoo Ka Hadashay Waxyaabo Badan Laakiin Tan Ugu Xiisaha Badan Ayaa Ah Inay Shaacisay Inay Xishooto Markuu Abaheeda Srk La Jiro 

Suhanna Ayaa Mar Waliba Qaloocisa Faraheeda Markuu Aabaheeda La Taagan Tahay Ama Ay Dareento Xishood Waxan Aragnaa Wax Yaabo Badan Ay Ka Siman Yihiin Iyada Iyo Aabaheeda Mr Shah Rukh Khan

Waxaana Aabaheeda Kala Mid Ah Soo Jiidashada Marka La Horjoogo Camerada Waana Sida Aabaheeda Iyadoo Mar Walba Ah Mid Diyaarsan Iyadoo Ka Tusaale Qaadata Aabheeda ficilada Markas Ay Iyada Dareento In Ay La Taagan Tahay Xidig Caan Ah Oo Ay Kaga Dayato Wax-Yaabahaas Oo Dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here