Bollywood-Ka Ayaa Markan Waxa Uu Albaaha Soo Dhaweynta U Furay Dhalin-Yarada Mustaqbalka Leh Oo Lagu Tashan Doono Inay Hogaamin Doonan Bollywood-Ka Mustaqbalka Sida Aktarada Kala Ah Jahnvi Kapoor Sara Ali Khan Iyo Ananya Pandey

Iyadoo Hadda Lagu Xamanaay In Gabadha Uu Dhalay Badshah Of Bollywood Shah RukhKhan Gabadhiisa Lagu Magacaabo SuhannaKhan Ay Kusoo Biiri-Doonto Bollywood-Ka

Iyadoo Ay Caan Ka Tahay Baraha Bulshada Waana Mid Si Weyn Loo Hadal-Haayo Iyadoo Atariishadan Shaacisay Mar Wax Laga Weydiiyay Goorta Ay Kusoo Biiri-Doonto Bollywood-Ka

Waxa Ayna Mar Walba Soo Dhigtaa Sawiro Kala Duwan Kuwaaso Shidan Sida Sawirkan Ay Ku Midoobayn Iyada Iyo Hooyadeeda Gauri Khan Iyadoo Sawirkan Ay Tahay Mid Shidan

Iyadoo Ay Xiran Tahay Fanaanad Si Weyn Ugu Dhigan Iyadoo Shah Rukh Khan Uu Mar Walba Wax Laga Weydiiyo Gabadhiisa Kaliya Sheega Inay Xur U Tahay Wax Walba Oo Ay Doonayso Inay Sameeso Laakiin U Sheegay In Aflaamta Kaliya Ay Kusoo Biiri Karto Marka Ay Waxbarashadeeda Dhamaysato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here