Home » Box Office » Sui Dhaaga Iyo Batti Gul Meter Chalu Ganacsigoda Isniinti Ay Ka Sameyeen Gudaha India!!

Sui Dhaaga Iyo Batti Gul Meter Chalu Ganacsigoda Isniinti Ay Ka Sameyeen Gudaha India!!

Varun Dhawan iyo Anushka Sharma FIlmkooda Sui Dhaaga ayaa ganacsi iska roon sameeyay isniintisa labaad isagoo keenay 1.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday.

Mashruucan ayaa hoos udhac %30 sameeyay maalintii sniinta ahed marka lala bar bardhigo jimcadiisa labaad sida uu kufurmay balse ma xuma sida uu kusocdo waana film guul wacan gaaray.

Todobaadkiisa labaad waxuu keeni doona mashruucan ganacsi ku dhow 13.50 Crore sida la filaayo, fadlan halkaan hoose kaga  bogo Sui Dhaaga iyo ilaa hada ganacsiga uu gudaha India ka sameeayy BOI-na soo daabacday.

Todobaadka Kowaad: 62 Crore

Jimco Labaad-1.75 Crore

Sabti Labaad-3 Crore

Axad Labaad-4.25 Crore

Isniin Labaad-1.25 Crore

Todobaadka Labaad: 10.25 Crore (Mudo 4 Maalmod Ah)

Wadarta Guud: 72.25 Crore (Trade Figure)

Dhanka kale Filmka Batti Gul Meter Chalu ayaa ganacsigiisa Box-offic-ka mid gaabis ah sii noqonaayo  waxuuna haatan marayaa wadarta guud 36.75 Crore waxaana muuqata inuu ganacsigiisa ku istaagi doono 37 Crore.

Shahid filmkiisa meel walba ama gobol walba oo laga daawanayey wuu ku liitay sidaa aawged toodbaadkan tiyaatarada wuu ka dagi doona, halkaan hoose kaga bogo ilaa iyo hada mashruucan ganacsiga uu gudaha India ka sameeyay soona daabacday shabakada BOI..

Todobaadka Kowaad-31.43 Crore

Todobaadka Labaad-4.97 Crore

Todobaadka Sedexaad-35 Lakh (Mudo 4 Maalmod Ah)

Wadarta Guud: 36.75 Crore (Trade Figure)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *