Suldaan Mahesh Babu iyo filimkiisa weyn ee Sarileru goorta la daawan doono oo lagu dhawaaqay.

0
1060

Suldaan Mahesh Babu waa mid kamid ah jilayaasha ugu caansan India gaar ahaan koonfurta asigoona halkaas ka howl galo wuxuuna inta badan jilaagaan la yimaadaa fariimo xiiso leh.

Hadaba jilaagaan ayaa lagu dhawaaqay xiliga la daawan doono filimkiisa Sarileru kaasoo siweyn loo sugaayo waxaana la sheegay in la daawan doono 11 bisha Janaayo ee sanadka dambe 2020ka.

Filimkaan oo ah filim Action ayaa waxaa Directed ka ah Anil Ravipudi waxaana Suldaan Mahesh Babu ku wehliyo Vijayashanti, Rashmika Mandanna iyo Prakash Raj.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here