Home » Nolosha Jilaayaasha » Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa durba sadaqeesteen xubnahooda kadib marka ay geeriyoodan in xubanahaas loo galiyo dad u baahan.

Hadii ay geeriyodan waxaa sii shaqeyn doonan xubnahooda oo qof kale isticmaali doono sida aan hader soo helnay qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka ayaaba sii saxiixen in hadii ay geeriyodan xubnahaas qofkii u baahan loo galin karo.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Bollywoodka Xubnahooda Sadaqeesteen:

R.Madhavan:

Waxuu sadaqeestay Xubnihiisa kala ah Indhaha, Kalyaha iyo Wadnaha kadib dhimashadiisa.

Rani Mukerji:

Boqorada Bollywoodka waxay saxiixday markii ay geeriyooto in Indhaheeda sadaqo yihiin oo qofkii u baahan loo galin karo.

Juhi Chawla:

Sido kale atirishada 90-maadki Juhi Chawla waxay geerideda kadib sadaqeesatay ama ay dadka masaakiinta ah ugu deeqday indhaheeda.

Suniel Shetty:

Bollywood Action Hero Suniel Shetty waxuu kujiraa jilayaasha Bollywoodka ee xubnahooda sadaqeesten mar hore waxuuna dhankiisa bixiyay Indhahiisa iyo wadnihiisa kadib geeridiisa.

Hema Malini:

Atirishada ugu guulaha badan Bollywoodka taariikh ahaan Hema Malini waxay deeqday indhaheeda kadib geerideda in dadka ay isticmaali karaan mudo dheer kahor ayeena sadaqeesatay.

Lasoco Qeybta Xigta…..

 

 

 

 

 

2 Responses to Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

  1. Asad Mohamed Ahmed

    May 21, 2018 at 11:59 am

    Asc Zakariye sxb arin qaas ah ayaa idin ka leeyahay o ku saabsan wararka filimada fadlan halke idin kalaso xiriiraa

    • Zakarie Abdi

      May 21, 2018 at 12:57 pm

      Sxb Facebook Page-keena fariin noogu soo dir sxb.