Home » Box Office » Sunny Deol Maanta Oo Kale Waxaa U Soo Baxay Filmka Farz Iyo Sida Uu Below Average Ku Noqday!!

Sunny Deol Maanta Oo Kale Waxaa U Soo Baxay Filmka Farz Iyo Sida Uu Below Average Ku Noqday!!

Farz waa film dagaal iyo jaceyl isku dhexjira ah waxaana hogaamiyaal ka ah Sunny Deol iyo Preity Zinta kaasona la daawaday maanta oo kale 12 Jan 2001 sido kalena ganacsi ahaan guul darestay.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Farz iyo Sida Uu Below Average Ku Noqday:

Director: Dayal Raj Kanwar

Jilaayaasha: Sunny Deol, Preity Zinta iyo kuwa kalo badan

Xiliga la daawaday: 12 January 2001

Tiyaatarada laga daawaday: 300

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.7 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 3.8 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 5.43 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 11.26 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 75.84 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 19.16 croreTirada tikit u goosatay – 7-malyan 8, 87000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 6.19 Crore

Natiijadiisa: Below Average

Qiimeynta IMDB Rating – 4.3/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *