Bollywood fadeexadooda ma ahan wax dhowr maqaal lagu soo koobi karo boqolaal maqaalood ayee ka badanayaan waa hadii ladhaho ceebaha iyo fadeexooyinka taariikh ahaan ka dhaceen shirkadaan.

Maqaalkan waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa 10 atiriisho Bollywoodka caanka ah kuwaaso laga dalbaday inee la seexdaan Filimsameyaal kala duwan si shaqo oga helaan shirkada waana waayahooda bilawgi markee cusbaayen kuwa qaar waa xan halka kuwa kalena afkooda ka qirteen hoos kaga bogo:

Maqaalkan waa jilayaasha la weydiyay uun inta ogolaatau iyo inta diidayba maqaalka ayaad u arki doontaa….

6-Tisca Chopra: Atiriishadan filimo badan oo Bollywood ah kasoo muuqatay waxaa la sheegay in qarash gareeye ay la seexatay si ay door Filkm u hesho.

7-Surveen Chawla: horey ayaan idiin kula wadaagnay in Surveen Chawla afkeeda ka sheegtay nin Filimsameye ah oo qiyaano adag ku sameeyay ilaa hadana ay ka shaleyso dalabkiisan ay aqbashay.

8-Ayushman Khurrana: xidigaan isaga ayaaba afkiisa ka sheegay waxuuna yiri,”Dumarka kaliya laguma saqajaa Ragga xitaa shuruudo foolxun ayaa lagu xiraa markee shaqo doonka yihiin sida aniga igu dhacday Director hab dhaqan xun leh ayaa iga dalbaday inaan la seexdo hal habeen mana ilaawi doono hab dhaqankiisa xun.”

9-Sunny Leone: director iyo producer ayaa u tashteen gabadhaan markii ugu horeysay ee ay timid Bollywoodka maadama ay sameyn jirtay aflaam anshax xumo ah waxay labadan nin iska dhaadhiciyeen gabadhaan horey ayee dalabkiina ka aqbale laakiin jac ayee kudhajisay oo wey ka diiday dalabkooda shirkado kale oo isla Bollywoodka ah filimadana sameyaan ayee shaqo ka doonatay ileen waxay ahed atiriisho dooneysay sharafkeeda inee soo ceshato maadama howlihii xumaa iska dhaaftay.

10-Suchitra Krishnamoorthi: 2005 ayee kudhacday shabaqa Filimsameyaasha Bollywoodka oo ay ka aqbashay dalabkooda maadama ay aad ugu baahned shaqada Bollywoodka mar labaad sanadkii 2009 ayaa laga dalbaday inee la seexato qarash gareeye weyna iska diiday wixii oa dambeyay Bollywoodka oodhan wey ka niyad jabtay aflaam badana maba aysan sameynin.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here