Bollywood fadeexadooda ma ahan wax dhowr maqaal lagu soo koobi karo boqolaal maqaalood ayee ka badanayaan waa hadii ladhaho ceebaha iyo fadeexooyinka taariikh ahaan ka dhaceen shirkadaan.

Maqaalkan waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa 10 atiriisho Bollywoodka caanka ah kuwaaso laga dalbaday inee la seexdaan Filimsameyaal kala duwan si shaqo oga helaan shirkada waana waayahooda bilawgi markee cusbaayen kuwa qaar waa xan halka kuwa kalena afkooda ka qirteen hoos kaga bogo:

Maqaalkan waa jilayaasha la weydiyay uun inta ogolaatau iyo inta diidayba maqaalka ayaad u arki doontaa….

1-Ranver Singh: sidaan horey idiin kugu sheegnayba jilaagan waxuu afkiisa ka sheegay in Filimsameyw laga roone ah (qaniis) ayaa ku xujeeyay inuj sariir la wadaago hadii uu doonaayo in Bollywood laga shaqaaleysiiyo balse Ranver wuu diiday waxuuna dib ka ogaaday laga roonahaas inuu atoorayaal badan sidaa ku xujeun jiray.

2-Geetika Tyagi:Atiriishadan waxay wareysi ku sheegtay in Director Subhashish Kapoor hada kahor iyada ku xujeeyay inee sariir la wadaagto hadii Filimkiisa atiriisho inee ka noqoto rabto weyna iska diiday dalabkiisa sida ay wareysiga ku sheegtay xidigtaan.

3-Mamta Kulkarni: sidaan idiin sheegnayba atiriishadan wey ogolaatay 90-maadkii inee sariir la wadaagto Director Rajkumar Santoshi sanado badan ayeena fadeexadan daba joogtay Mamta balse maba ahan atiriisho nolosheeda fadeexo ka dhamaato marka taariikhdeeda dib loo baaro.

4-Payal Rohatgi: Sanadkii 2011 ayee sheegtay atiriishadan inuu ka faaideystat Filimsameye Dibakar Banerjee kaaso gabadhaan yaraanteeda caqliyestay iyo markee Bollywood ku cusbeed.

5-Kangana Ranaut: Iyadoo 17 jir ah ayee dhacdadan la kulantay sida ay afkeeda ka sheegtay xidigtaan aan runta ka gambanin mana ilaawi doono ayee tiri Filimsameyihii qiyaanada u geestay dhanka kale Aditya Pancholi waa ninka gabarnimada Kangana lumiyay yaraantedana jaceyl been ah ku abuuray.

Lasoco qeybta labaad Sunny Leone, Ayushman Khurrana iyo kuwa kale ayaa kujiraan…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here