Sunny Leone oo shalaay ka taagan qaab nololeedkeedii hore qiratayna in khalad weyn ku dhacday.

0
2295

Atariishada Bollywoodka Sunny Leone waa mid kamid ah atariishooyinka ugu caansan Bollywoodka waqto xaadirkaan balse waqti hore waxay kamid aheyd gabadhaha jilada filimada loo yaqaano 18+.

Sunny Leone oo goor hore iska dhaaftay sameynta aflaamtaas anshaxa xun leh ayaa sheegtay in waqtigii ay howshaas ku kacaysay aysan doorasho kale heysan balse maanta ay u aragto khalad weyn iyo gaf ay nolosheeda ka gashay ayadoona intaas ku dartay in haatan ku gudo jirto sixida khaladkii ay horay u gashay.

Sunny Leone ayaa haatan kamid ah atatiishooyinka Bollywoodka inkastoo aflaam badan kasoo muhqan hadana dhinaca Fashionka iyo xayaysiimaha ayay awood balaaran kuleedahay xili shirkado badan qandaraasyo kula jirto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here