Sunny Leone oo sheegtay in ninkeeda markii ugu horeysay uu u maleynaayay iney tahay (Shemale) nimoo naageys.

0
3829

Atariishada Bollywoodka Sunny Leone ayaa ka sheekeysay qaabkii ay isku barteen ninkeeda kaasoo ay is guursadeen 2011dii waxayna sheegtay inuu u maleynaayay iney tahay dumarka gabdhaha u hawoodo ee loo yaqaano Shemale.

Sunny Leone ayaa tiri; waxaan ku kulanay markii ugu horeysay Las Vegas waxaana ila socotay gabar aan saaxiibo aheyn waxaana is heysanay gacmaha sidii gabdho isku hawooda oo kale wuxuuna Daniel ii maleynaayay inaan ahay gabdhaha dumarka kale u hawoodo.

Waxaa xusid mudan in Sunny Leone iyo ninkeeda is guursadeen sanadkii 2011diu waxaana haatan u joogaan 2 caruur mataani ah iyo mid kale oo ay korsadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here