Home » Nolosha Jilaayaasha » Sunny Leone Xidigaha Ay Bollywoodka Ay Ka Taageerto Aflaamta Ay Jeceshahay (Codsi Akhriste)

Sunny Leone Xidigaha Ay Bollywoodka Ay Ka Taageerto Aflaamta Ay Jeceshahay (Codsi Akhriste)

Atariishada xishoodka meel iska dhigtay markee shaashada horjoogto Sunny Leone ayaa la xaqiijiyay in ay taagero u tahay Super Star Aamir Khan.

Xidigtaan waxay kasoo muuqatay aflaam Bolllywood ah sido kalena waxay kasoo muuqatay filim reer koonfur ah.

Balse kahor inta aysan bilaawin filim jilista waxay sameyn jirtay filimada galmada ah ama (Sex Porn Movies) markee kusoo biirtay Bollywoodka wey iska joojisay sida lashegay shaqadaas, haatan waxay ka xamaalata Bollywoodka waxayna noqotay atirisho aqoonsi hesho inkasto atoorayasha waaweyn aysan la shaqeynin.

Waxaa xusid mudan in xidigtaan ay taagero rasmi ah u tahay Aamir Khan waliba filimka ay Bollywoodka ugu jeceshahay waa filimkii Dil ee Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa.

Marnaba kama xiiso dhacdo filimkaas xidigtaan, dhanka kale ee atariishoyinka Bollywoodka waxay aad u taagertaa Madhuri Dixit iyo Anushka Sharma.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *