Super Star Akshay Kumar Oo Airport-ga Mumbai Sawiro Looga Soo Qabtay Xili Uu Soo Caga Dhigtay (+Sawiro)

Super Star Akshay Kumar ayaa sawiro laga soo qabray xili uu kasoo degenaayey Airport-ga Mumbai jilaagan ayaa saxaafada ay ku xoomtay intii ay uu dhex socday Airport-ga ayadoo ay daba socdeen ilaa uu gaarigiisa ka galo.

Saxaaafada kuwa qaarkod ayaa isku dayeen iney wareysi la yeeshtan balse Akki uma ogolaan maadama waqtiga ku yaraa sida awged si deg deg ah ayuu goobta kaga baxay.

Dhanka shaqada waxaa sanadkaan usoo bixi doona filmkiisa Gold ee la daawan doono 15 bisha Aug 2018 waanaa film si weyn loo wada sugaayo.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Akshay Kumar Maanta Laga Soo Qabtay: