Sonakshi Sinha waxay kudhexjirtaa waqti wacan waxayna kasbatay taagero aad ufarabadan kuwaaso kunool daafaha caalamka xidigtaan ayaa hada soo karaar qaadaneysa misane awood buuxda inee fanka kuyeelata la filayaa.

waxaa dhacday in Hritik kasoo qeyb galay Sonakshi oo kuguda jirta duubista filimka Nach Boliye sido kalena meesha amaan baaxadleh ku amaanya xidigtaan, Hritik ayaa si cad u qurtay in uu daawaday dhamaan aflaamta Sonakshi laga soo bilaawo Dabangg sidokalena wuxu yiri,”

” Sonakshi waa mid kamid ah xidigaha qoob ka cayaarka ugu fiican ee india soomara heesaheeda layaab aye leeyihiin markaa daawato, waxaan daawaday dhamaan aflaamteeda oodhan waana kawada helay”.

“Waxay aflaamta u jileysaa sida dabeecadeda ookale ayadoo doorkeda kaga dhabeyneeso aadbaan ola dhacay runtii waa qof ku dayasho mudan anigana inbadan waxbaan ka bartaa qaab jiliinkeeda, waligey qof saxiix kama qaadan balse waxaan rabaaa markaan in aan Sonakshi saxiix ka qaato maadama aan ka helay Dnace geeda iyo jiliinkeeda cajiib ka ah waxaana u ahay taagero buuxdo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here