Super Star Jackie Chan Iyo 10kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Abid Wax Ka Ogow!

Jackie Chan waa Super Star-ka ugu weyn China waana mid kamid ah jilayaasha aduunka ugu waaweyn maqaam ahaan.

Jackie shacab weynaha dunida daafaheda ayuu kasbaday bandhigiisa cajiibka ah ee uu shaashada ku muujiyo, waa atoore aflaamta karatega sameya ama dagaalka gacanta iyo lugta ah inta badan hadana aflaamtisa oo dhan waa wada qosol qaabka uu u dagaalamayo iyo sida uu u shactireynaayaba.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10ka film ee Super Star kaan ugu wanaagsan dhanka qiimeynta IMDB Rating-ka waana aflaam dhamaantoda la wada jecelyahay.

Halkaan Hoose kaga Bogo Jackie Iyo 10kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan:

The Legend of Drunken Master: 7.6/10

Police Story: 7.6/10

Drunken Master: 7.6/10

Operation Condor: 7.3/10

Dragons Forever: 7.3/10

Wheels On Meals: 7.3/10

Police Story 2: 7.2/10

New Police Story: 7.0/10

Rush Hour: 6.9/10

Rumble In The Bronx: 6.7/10

2 Comments

Comments are closed.