Super Star Jet Li Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Dhanka IMDB Wax Ka Baro!

Jet Li waa mid kamid ah halyeeyda reer China magaca iyo maqaamka sare leh waana jilaa dhanka Karate-ga caan ku ah aflaam badan oo guulo lixaad lehna sameyay.

Jet Li waxuu kaloo sameyay aflaam Hollywood ah sida Jackie Chan oo kale asigoo daafaha caalamka caan ka noqday aadna looga helay mashaariicdisa dagaalka gacanta iyo lugta ah.

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinena 10-ka film ee Jet Li dhanka sheekada ugu wanaagsan ayadoo kuwa alfaamta falan qeyaan si cadaalad ah u siiyen dhibco wanaagsan aflaamta Jet Li sameyay.

Halkaan Kaga Bogo Jet Li Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan:

Hero: 7,9/10

Fearless: 7.7/10

Fist of Legend: 7.6/10

Once Upon A Time In Chine: 7.4/10

Tai-Chi Master: 7.3/10

The Legend: 7.2/10

The Warlords: 7.1/10

Unleashed: 7.0/10

Kiss of Dragon: 6.6/10

The New Legend of Shaolin: 6.4/10