Home » Box Office » Super Star Mithun Chakraborty Filmkiisa Chandaal Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday!

Super Star Mithun Chakraborty Filmkiisa Chandaal Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday!

Chandaal waa film Action ah oo uu hogaamiye ka ahaa Super Star Mithun Chakraborty ayadoo ay doorar muhiim ah kulahaayen jilayaasha Sneha, Rama Reddy, Emisha Nagi iyo kuwa kale.

Maanta oo kale 13 Maarso sanadkii 1998 ayaa la daawaday filimka Chandaal oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Semi Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: T.L.V.Prasad

Tiyaatarada laga daawaday: 150

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 40 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.09 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.78 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –2 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.58 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 35.09 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 6.24 crore

Tirada tikit u goosatay –  3-malyan 649,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.78 Crore

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6/10