Home » Box Office » Super Star Nagarjuna filimkiisa Raju Gari Gadhi 2 lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin

Super Star Nagarjuna filimkiisa Raju Gari Gadhi 2 lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin

Super Star Nagarjuna filimkiisa shactirada iyo cabsiga isku jiro Raju Gari Gadhi 2 ayaa maanta tiyaatarada si rasmi ah loo saaray.

Filimka Raju Gari Gadhi 2 lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin iyo sida uu Flop ama Hit ku noqon karo fadlan hoos kaga bogo:

Director: Omkar

Jilaayaasha filimkaan: Nagarjuna Akkineni, Samantha Akkineni, Seerat Kapoor

Dhul weynaha Telugu AP/Nizam filimka Raju Gari Gadhi 2 waxaa lagu iibsaday 20.40 Crore

Gobolka Karnataka filimka Raju Gari Gadhi 2 waxaa lagu iibsaday 1.60 Crore

Hindiya inteeda kale waxaa lagu iibsaday 0.60 Crore

Daafaha caalamka filimka Raju Gari Gadhi 2 waxaa lagu iibsaday xuquuqdiisa 1.40 Crore

Wadarta Guud xuquuqda lagu iibsaday filimka Raju Gari Gadhi 2 lacago 24 Crore

Filimka Raju Gari Gadhi 2 waxaa laga rabaa inuu 24 Crore dib usoo celiyo saami ahaan lacagaha cajaladihiisa lagu iibsaday isku darka dibad iyo dal.

Kala saarida natiijada uu gaari karo filimka Raju Gari Gadhi 2:

Blockbuster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 36 Crore+

Super Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 28.80 Crore ilaa 35.99 Crore

Hit wuxuu ku nqoon karaa marka saami ahaan laga helo 24 Crore ilaa 28.79 Crore

Above Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 21.60 Crore ilaa 23.99 Crore

Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 19.20 Crore ilaa 21.59 Crore

Flop wuxuu ku ku noqon karaa saami ahaan marka laga helo 16 Crore ilaa 19.19 Crore

Disaster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 16 Crore iyo wiixi ka hooseeyo.