Super Star Rajnikanth Goos Gooska Kooban Ee Filmkisa Kaala Karikaalan Waxuu Maraya 20 Milion Oo Qof Dadki Daawaden!

Super Star Rajni waa mid awood balaaran kuleh koonfur India isagoo shacabka dhulka Tamil ku nool qaarkod diin ahaan ugu xiran yihiin jilaagan.

Rajni waxaa 2 bisha Maarso loo soo bandhigay goos gooska kooban ee filmkiisa Kaala Karikaalan kaaso uu ku jilaayo Gangster weyn hadaba mudadii 12 maalmod ahed waxaa filmkaan daawaden dad sare u dhaafaya 20 Million oo qof kaliya goos gooskas kooban.

Tanina waa jaceyl loo qabo jilagaan waxaa kalo mashruucan doorar muhiim ah kuleh Nana Patekar, Huma Qureshi iyo kuwa kale ayadoo Rajni door Qamarjinimo shaashada ku jili doono 27 bisha April ee sanadkaan 2018.