Atiriishada Rhea Chakraborty ayaa ugu dambeyn lasoo daayey waxayna kusoo baxday qaab damaanad ah waxaana arinkaas idiin xaqiijinay bishii hore hadaba Rhea maxaa lagu heystay oo lagu xiray aan is xasuusino bal.?

Rhea waxaa lagu eedeyay isitcmaalka daroogada iyada iyo qoyskeedaba gaar ahaan walaalked Showik Chakraborty xidigtaan ayaa la sheegay inee isticmaali jirtay daroogada sido kalena Sushant ay la isticmaali jirtay ama isaga ha baro ama iyada ha daroogeyso isaga waxaa la sheegay labadooda inee guriga ku qaadan jireen daroogada waana sababta loo xiray.

Balse damaanad ayee kusoo baxday qareenkeeda ayaana in badan ku dadaalay xidigtaan hadaba Rhea ayaa wali ka quursanin shaqadeeda Bollywoodka waxayna hader iska tiri rabtas mowduica sharafkeeda dhaawacay ee ah “darooga ayee isticmaashaa” talaabada ugu horeysa ay qaadeyso hader waxaa lagu sheegay ine dib u bilaaweyso howsha Filimada.

Yaa Filim la saxiixanaayo Rhea ileen hade filim sameyso dadkii daawan lahaa in badan wey la coleysan yihiin warar xan ah ayaa sheegayaan in Rhea shirkadaha waaweyn albaabada u garaaci doonto si ay Filim ugu sameyso shalay markee dhibaneed cidna ma garab istaagin maanta marke shaqo rabtana inee soo dhaweyn heli weyso uma muuqata qoyska Bhatt ayaa ugu cad cad dadka fakta hore soo dhaweyn doonaan Rhea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here