Wararkii udambeyeen kiiska Sushant kasoo baxo wax aa kamid ah in jilaagan saacad kahor inta uusan geeriyoonin uu Google-ka kudhex jiray magaciisana ka baareyay iyo xogtiisa waana arin dad badan shaki galisay.

Waxaa la sheegay inuu mobile-kiisa ka galay google kadibna magaciisa “Sushant Singh Rajput” ku qoray subaxii inta geeridiisa lasoo sheegin kadibna xogtiisa ayuu baaray macluumaadka uu akhristay ee noloshiisa kusaabsan wali lama shaacin balse markuu qoraalo dhowr ah akhristay hal saac kadib waxaaba la sheegay geeridiisa ama qolka isagoo meed ah ayaa loogu tagay.

Arinkaan ayaa layaab noqotay taageerayaashiisa iyo dad badan ayaa deg deg Raiisul wasaaraha hindiya ula xiriiren si kiiskan loogu wareejiyo qoloda CBI waayo waxay aaminsan yihiin in la dilay jilaagan dhanka kale atooraha Akshaye Khanna ayaa asna ku baaqay in kiiska CBI loo gudbiyo.

Hader dadka badankiisa wey oa aamin baxeen booliska sido kale Sonu Sood asna waxuu taagan yahay Sushant kiiskiisa halasoo gaba gabeeyo balse reer Bollywood waxba yaan la eedin ayuu dhahay isagoo si dadban u difaacay Salman Khan, Karan Johar iyo shaqsiyaadka baraha bulshada lagu weeraray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here