Waxay u badan tahay in Sushant Singh Rajput lagu sharfayo abaalmarinta Qaranka sannadkan qaab aad u qaas ah. In kasta oo sida saxda ah wali go’aan laga gaarin ilaha u dhow Wasaaradda Warfaafinta & Baahinta ayaa shaaca ka qaaday in nooca iyo xaddiga aqoonsiga dhalashada kadib la soo saari doono goor dhaw.

Sushant Singh Rajput in lagu sharfo Abaalmarinta Qaranka Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan Dowladda ayaa sheegaya, “Geerida Sushant Singh Rajput waxay gilgishay gebi ahaanba Bahda ‘filimada’. Inkastoo geeridiisa looga xanuunsaday si xamaasad leh

hadana waxkasto dhimashadiisa kadib ayaa lasiiyay mana uusan helin isla aqoonsi inta uu noolaa. Isku dheelitir la’aanta waa in la saxaa. waa sida ee daabacday Bollywood hungam”

In kasta oo ay dowlada Hindia qorsheynayso xafladdii tiyaatarka filimka ‘Sushant Singh Rajput’, waxee abaalmarinada Qaranka siin doontaa oo lagu sharfayo doorkii uu ka qaatay tiyaatarka Hindia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here