Home » Nolosha Jilaayaasha » Sushmita Sen Oo Wiil Kayar Shukaansi Ku Bilawday Kaaso Lagu Magacaabo Rohman Shawl!!

Sushmita Sen Oo Wiil Kayar Shukaansi Ku Bilawday Kaaso Lagu Magacaabo Rohman Shawl!!

Sushmita Sen waa atirisho aan jecleen in nolosheeda gaarka ah ay falan qeyaan saxaafada waligedna saxaafada uma aysan sheegin qof ay xiriir la leedahay magaciisa mar walbana wey ka qarin jirtay.

Xidigtaan waxay xiriir lalahed nin muqaayad caan ah leh oo lagu magacaabo Ritik Bhasin balse sanadkii hore ayee kala hareen sida saxaafada soo ogaatay wararkana sheegen maadama had iyo jeer la dabo galo.

Ugu dambeyn hader waxaa la isla dhexmarayaa in 44 jirtaani ay shukaansi kuwado sido kalena xiriir cusub la bilaawday wiilka Model-ka ka shaqeesta ee lagu magacaabo Rohman Shawl.

Atirishada filmka Main Hoon Na Sushmita Sen ayaa lagu xamanaya inee xiriir cusub la bilaawday Rohman waxaan la isku arkay labadaan qof dhowr jeer iyagoo xaflado ka qeyb qaadanayaan xitaa Airport-ga dhowr jeer ayaa lagu arkay iyagoo wada socdaan.

Sido kale Rohman waa mid aad oga akdhow gabdhaha Sushmita Sen Renee iyo Alish waqtina inta badan la qaato sidaa aawged waxaa la sheegay in xiriir qarsoodi ah wada leeyihiin lamaanahan.

Marnaba Sushmita nolosheeda gaarka ah kama hadli doonto balse saxaafada ayaa soo ogaatay xiriirkan qarsoodida ah waxaana la filaa inee goordhow guursan doonto 44 jirtaani wiilkan ka yar..