Atiriishada caanka ah Swara Bhaskar ayaa laga soo bandhigay muuqaal kaaso ay ku canaananeyso wiil yar oo 4 jir muuqaalkaas ayaana dhex mushaaxaya baraha bulshada hader dadkana si weyn ayee kaga falcelinayaan.

Arinta layaabka leh ayaasa ah in dhacdadan ahed Swara waayaheedii ugu horeyeen fanka hindiya hadase ayee dadka ogaadeen in Swara sidaas sameysay wiilkii ay aflagaadeysayna waxaa u aareen reer Internet oo iyadana hilfaha u qaadeen.

Sababta wiilkaas ay isugu dhaceen ayaa ahed inee isla duubayeen muuqaal xayeysiin ah wiilkana waxuu ahaa mid dhib badan Swara ayuu ugu yeerey “eedo.”

Swara Bhaskar gets trolled for abusing a 4 year old kid

Waxay tiri,”waryaa eedo ha idhihin ma anigaa habar ah sifiican ii fiiri” wiilkii waxaadba moodaa idheh in la dhahay markale ayuu hadana yiri “Eedo” indho kulul ayee ku eegtay.

Waddo ayuu ka dhigtay dhowr jeer ayuu ku celceliyay ilaa ay ka xanaaqday kana aflagaadeysay wiilkii xitaa dhirbaaxo ayee kudhufan laheed muuqaalkaas maanta ayaa lasoo bandhigay dadka internet-ka isticmaalaan waxay leeyihiin ” maxay kaa dhibee haduu Eedo kudhaho waadba dhali kartee.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here