Home » Nolosha Jilaayaasha » Swara Bhaskar” Waligey Ma Ahi Qof Qaliin Isku Sameysay Si Ay Qurux U Hesho Ama Miisaan U Yareyso”

Swara Bhaskar” Waligey Ma Ahi Qof Qaliin Isku Sameysay Si Ay Qurux U Hesho Ama Miisaan U Yareyso”

Atirishada caanka ah ee Swara Bhaskar ayaa sheegtay in aysan kamid ahed atirishooyinka qaliinka mareen si ay qurux siyaado ah u helaan ama miisaankoda u dhimaan.

Swara waxay tiri ayadoo cadeynesa arinkaan,”aniga ma ahi shaqsi qof qaliin maray, dabcan dadka waxay la yaaben miisaankeyga sida dhaqsida ah ee aan ku dhimay markaa waxay is dhahen in aan qaliin maray.”

“Balse xaqiiqada sidaa ma aha qurux ama miisaan midee noqotaba waligey qaliin ma isticmaalin mana isticmaali doono.”

Swara filmkeda xiga waa Veere Di Wedding oo ay la jileyso Kareena Kapoor iyo Sonam waxaana la daawan doona 1 June ee sanadkaan 2018.