Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa is bar bar dhig ku sameeyay labada filim ee waa weyn ee Telugu sameeyeen kuwaas oo maalinta kowaad ganacsi aad u weyn sameeyeen waa Syeraa Narasimha Reddy v Saaho.

Shabakada BOI waxay is bar bar dhiga labadan filim ku saleesay oo kaliya ganacsiga ay dhanka Koonfur Hindiya sameeyeen madaama qaybta Af Hindiga lagu daawaday isku mid ahayn madaama Saaho tiyaataro 4000 gaarayo la saaray maalinta kowaadna 20 Crore ka talaabay halka Syre Raa tiyaataro kooban la saaray sidoo kalena 2 Crore uu keenay maalinta kowaad ayadoo filimka War masraxa qaybta Af Hindiga ka heesto.

Haddaba is bar bar dhiga Sye Raa vs Saaho ganacsiga ay Koonfur Hindiya ka sameeyeen maalinta kowaad oo iska ag dhow fadlan hoos kaga bogo soona daabacday shabakada BOI weliba filimka Sye Raa ayaa ku ganacsi sareeyo dhul weynaha Telugu maalinta kowaad:

Nizam / Andhra Pradesh:

Saaho – 46.50 Crore

Syeraa Narasimha Reddy – 47 Crore

Karnataka  / Mysore:

Saaho – 10 Crore

Syeraa Narasimha Reddy – 8.75 Crore

Tamil Nadu:

Saaho – 3.50 Crore

Syeraa Narasimha Reddy  – 1 Crore

Kerala:

Saaho – 1 Crore

Syeraa Narasimha Reddy – 45 Lakh

TOTAL:

Saaho – 61 Crore

Syeraa Narasimha Reddy – 57.20 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here