Home » Hollywood News » Sylvester Stallone (Rambo) Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Baro!

Sylvester Stallone (Rambo) Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Baro!

Sylvester Stallone waa mid kamid ah rugcadaayasha caalamka Action-ka looga haray asigoo sameyay filmo dagaal heer sare ah aadna looga jecelyahay daafaha caalamka.

Stallone waxuu caan ku yahay taxanayaashisa sida Rocky iyo Rambo oo uu caan ku noqday bari samaadki sido kalena shacbiyad balaarana ku kasbaday.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10ka film ee halyeygan ugu wanaasgan dhanka sheekada IMDB sido kalena ah 10 film oo abid laga xusi doono xidigan.

Halkaan Hoose Ka Baro 10ka Film Ee Stallone Ugu Wanaagsan:

Rocky: 8.1/10

Ramb0-First Blood: 7.7/10

Creed: 7.6/10

Rocky 2: 7.2/10

Rocky Balboa: 7.2/10

Rambo 4: 7.0/10

Cop Land: 6.9/10

Rocky 3: 6.8/10

Rocky 4: 6.8/10

The Expendables 2: 6.6/10