Lamaanahana caanka ah Deepika Padukone iyo Ranver Singh ayaa wali dhexda kaga jiraan dabaal daga sanad guurada arooskooda oo ku beegneyd 14 November ee aan soo dhaafnay sawiradooda iyo macluumaad ku saabsan arooskooda ayaa maalmahan baraha bulshada qabsadeen.

Sawiro badan iyo muuqaalo badan ayaa laga qaaday DeepVeer mid kamid ah muuqaalkaas waxaa lagu arkay taageero Ranver “waan ku jeclahay” dhahaayo waxay ahed xili ay u socdeen mandir ay kasoo duceysanayeen wadada ayeena socdeen waardiyahooda qaaska ahna waa la socday.

Saxaafada iyo dad badan ayaa goobta wada joogeen taageere aan la aqoonin ayaa cod dheer ugi qeyliyay “waan ku jeclahay” Ranver iyo Deepika labadaba wey dhoola cadeyeen iyadoo la moodo inee ka gudoomeen fariinta codka dheer lagu soo diray.

Balse taageeraha ayaa markale cod dheer ku yiri “waan ku jeclahay Ranveer” markaan wuu kala saaray oo Ranveer ayaa loo qaas yeelay fariinta codka dheer ah Deepika ayaa ka aamusi weysay hadalkaas waxayna tiri.

“Laakiin in ka badan intaa isaga jeceshahay anaa i jeceshahay so ma ahan” hadalkaas oo cod dheer ah ayee Deeoika tiri Ranver oo dhinaceeda socday qosol ayuu galay dadkii waa lawada qoslay xitaa iyada Deepika ah waana kaftan ay u dirtay taageerayaasha goobta joogeen waxay Deepui diiday in iyadana la jeclaan waayo oo Ranver le taageerayaasha dhan wada jeclaadaan anina halii jeclaado ayee leedahay gabadhaan kkkkkk.

Dhanka shaqada waxay isla keeni doonaan Filim lagu magacaabo 83 oo la sugaayo in la daawado sanadka dambe 2020 halka Deepika Janaayo 2020 la imaan doonto Filimkanay kaga hadleyso gabadha wajiga aashitada looga shubay ee Chappaak.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here