Home » Nolosha Jilaayaasha » Taagerayaasha Salman Khan Waan Kaxunahay Salman Uma Dabaal Dagi Doono Xafladiisa Dhalasho Sanadkaan Sababtana Waatan!!

Taagerayaasha Salman Khan Waan Kaxunahay Salman Uma Dabaal Dagi Doono Xafladiisa Dhalasho Sanadkaan Sababtana Waatan!!

Mega Star Salman Khan wuxuu dhashtay 27 Dec 1965 sidaa awged xafladiisa dhalasho waxay ku beegantahay 27 bishaan Dec waxaana ka haray waa maalmo kaliya.

Sida caadada ah Sallu marka dhalashadiisa la gaaro wuxuu dhigi jiray xaflad weyn oo dad badan ay kasoo qeyb galaan kuwaaso ay ugu horeyaan qoyskiisa, saaxiibadiisa iyo dadka shaqada ka wada dhaxeyso.

Hadaba waxaa lashegay in sanadkaan Sallu wax dabaal dag dhalasho ah uusan sameynin doonin maadama uu dalka ka maqnaan doono maalinta ay ku beegantahay dhalashadiisa.

Warar hoose ayaa sheegayan in Sallu 27 bishaan Dec Sallu dibada jiri doono howlo shaqo aawged markaa fursad umaba hayo uu xafladisa ugu dabaal dago.

Dhanka shaqada 22 bishaan Dec waxaa tiyaatarada loo saari doona filmkiisa Tiger Zinda Hai kaaso si waali ah loosugayo waxaana la hogaamineyso Katrina Kaif.

 

One Response to Taagerayaasha Salman Khan Waan Kaxunahay Salman Uma Dabaal Dagi Doono Xafladiisa Dhalasho Sanadkaan Sababtana Waatan!!

  1. Samiir khadar

    December 13, 2017 at 4:14 pm

    Zxp Zäkäriye sual an qaba zxp sheekada kun habeen cadi u so daya zxp hadikale iska dhaafa