Thappad ayaa hoos udhac 30% ah sameeyay isniintiisa kowaad balse hoos udhac saas u weyn ma ahan inkastoo looga baahnaa inuj sifiican isku celiyo hadana waxuu keenay 2 Crore oo kadhigan mudo 4-maalmood ah inuu ganacsigiisa maraayo 15.75 Crore qiyaas ahaan.
Todobaadkiisa kowaad 21 Crore ayuu keeni doonaa balse waxaa ku adkaan doonto inuu 30 Crore gaaro maadama jimcaha Baaghi 3 tiyaatarada lasoo saarayo saas eetahay waxuu ka fiican yahay mashruucan Filimada kala ah Panga, Saand Ki Aankh iyo Chhapaak.
Howl culus ayaa utaalo Thappad kahor inta uusan Baaghi 3 meesha ka qabsan mudo 4 maalmood ganacsiguu sameeyayna saane ukala baxaan:
Jimco- 2.75 Crore
Sabti-4.75 Crore
Axad-6.25 Crore
Isniin- 2 Crore
Wadarta Guud: 15.75 Crore (Trade Figure)